Daanyeel 7:8 ~ 但 以 理 書 7:8

picture

W axaan ka fiirsaday geesihii, oo bal eeg, waxaa dhexdoodii ka soo baxay gees kale oo yar; markaasaa hortiisa waxaa ka ruqay saddex gees oo kuwii hore ka mid ah, geeskaas waxaa ku yiil indho u eg indho dad, iyo af ku hadlaya waxyaalo waaweyn.


我 正 觀 看 這 些 角 , 見 其 中 又 長 起 一 個 小 角 ; 先 前 的 角 中 有 三 角 在 這 角 前 , 連 根 被 他 拔 出 來 。 這 角 有 眼 , 像 人 的 眼 , 有 口 說 誇 大 的 話 。

Continue reading Report error