Daanyeel 7:10 ~ Даниїл 7:10

picture

O o waxaa hortiisa ka soo dareeray oo ka soo baxay durdur dab ah; oo waxaa u adeegayay kumaan kun iyo kumaan kun, hortiisana waxaa taagnaa toban kun oo min toban kun ah; oo xukunkiina waa la dhigay, kitaabbadiina waa la furay.


Огненна річка пливла й виходила з-перед Нього; тисяча тисяч служили Йому, і десять тисяч десятків тисяч стояли перед Ним; суд усівся, і розгорнулися книги.

Continue reading Report error