Daanyeel 7:1 ~ ﺩﺍﻧﻴﺎﻝ 7:1

picture

S annaddii kowaad oo boqorkii Baabuloon oo ahaa Beelshaasar, ayaa Daanyeel riyooday, waxna waa la tusay isagoo sariirtiisa ku jiifa; markaasuu riyadii qoray, waxyaalihii dhammaantoodna wuu sheegay.


فِي السَّنَةِ الأُولَى مِنْ حُكمِ المَلِكِ بِيلْشاصَّرَ مَلِكِ بابِلَ، رَأى دانِيالُ حُلماً وَهُوَ مُستَلقٍ عَلَى فِراشِهِ، فَكَتَبَ الحُلمَ وَوَصَفَ مَلامِحَهُ الرَّئِيسِيَّةَ.

Continue reading Report error