Daanyeel 6:25 ~ Даниил 6:25

picture

M arkaasaa boqorkii Daariyus warqado u qoray dadyowgii, iyo quruumihii, iyo kuwii kala afka ahaa oo dhan, oo dhulka oo dhan degganaa; oo wuxuu ku yidhi, Nabadu ha idinku badato.


После того царь Дарий написал всем народам, племенам и языкам, живущим по всей земле: 'Мир вам да умножится!

Continue reading Report error