Daanyeel 6:16 ~ 但 以 理 書 6:16

picture

M arkaasaa boqorkii amray, oo Daanyeel waa la soo kexeeyey oo lagu dhex tuuray bohoshii libaaxyada. Boqorkiina waa la hadlay Daanyeel, oo ku yidhi, Ilaahaaga aad had iyo goorba u adeegto ayaa ku samatabbixin doona.


王 下 令 , 人 就 把 但 以 理 帶 來 , 扔 在 獅 子 坑 中 。 王 對 但 以 理 說 : 你 所 常 事 奉 的 神 , 他 必 救 你 。

Continue reading Report error