Daanyeel 6:1 ~ Daniel 6:1

picture

D aariyus waxaa la wanaagsanaa inuu boqortooyadiisa u yeelo boqol iyo labaatan amiir, oo boqortooyada oo dhan wada gaadha;


¶ It pleased Darius to set over the kingdom one hundred and twenty governors who should be in all the kingdom;

Continue reading Report error