Daanyeel 5:29 ~ 但 以 理 書 5:29

picture

M arkaasaa Beelshaasar amar bixiyey, oo waxay Daanyeel u xidheen dhar guduudan, qoortana waxaa loo geliyey silsilad dahab ah, markaasaa la naadiyey inuu noqonayo taliyaha saddexaad oo boqortooyada.


伯 沙 撒 下 令 , 人 就 把 紫 袍 給 但 以 理 穿 上 , 把 金 鍊 給 他 戴 在 頸 項 上 , 又 傳 令 使 他 在 國 中 位 列 第 三 。

Continue reading Report error