Daanyeel 5:21 ~ 但 以 理 書 5:21

picture

M arkaasaa binu-aadmiga laga eryay, qalbigiisiina waxaa laga dhigay sida kan dugaagga, wuxuuna la joogay dameeraha duurka, oo wuxuu doogga u daaqay sida dibida, jidhkiisana waxaa qoyay dharab samada ka soo dhacay ilaa uu ka ogaaday in Ilaaha ugu Sarreeyaa u taliyo boqortooyada dadka, oo uu madax uga dhigo ku alla kii uu doonayo.


他 被 趕 出 離 開 世 人 , 他 的 心 變 如 獸 心 , 與 野 驢 同 居 , 吃 草 如 牛 , 身 被 天 露 滴 濕 , 等 他 知 道 至 高 的 神 在 人 的 國 中 掌 權 , 憑 自 己 的 意 旨 立 人 治 國 。

Continue reading Report error