Daanyeel 5:15 ~ Даниїл 5:15

picture

H addaba raggii xigmadda lahaa iyo xiddigiyayaashii baa lay soo hor taagay inay fartan akhriyaan, oo ay ii caddeeyaan fasirkeeda, laakiin way kari waayeen inay ii caddeeyaan waxaas fasirkiisa.


А тепер були приведені перед мене мудреці, заклиначі, щоб прочитали оце писання, і розповіли мені його розв'язку, та не могли вони висловити розв'язки цієї речі.

Continue reading Report error