m axaa yeelay, waxaa laga helay ruux aad u wanaagsan, iyo aqoon, iyo waxgarasho, riyooyinkana wuu fasiri jiray, waxa daahanna wuu muujin jiray, shakigana wuu saari jiray, oo kaasu waa Daanyeel, kii boqorku u bixiyey Beelteshaasar. Haddaba Daanyeel ha loo yeedho, oo isna fasirka wuu caddayn doonaa.
В этом человеке, Данииле, которого царь назвал Белтешаццаром, нашлись проницательность, знание, разум и умение толковать сны, раскрывать загадки и разрешать сложные задачи. Вели позвать Даниила, и он объяснит тебе смысл надписи.
Continue reading Report error