Daanyeel 5:11 ~ 但 以 理 書 5:11

picture

N in ruuxii ilaahyada quduuska ahu ku jiro ayaa boqortooyadaada jooga, oo jeerkii aabbahaa ayaa waxaa laga helay nuur iyo waxgarasho iyo xigmad u eg xigmaddii ilaahyada; oo Boqor Nebukadnesar oo ahaa aabbahaa, boqorow, wuxuu isaga ka dhigay madaxdii saaxiriinta, iyo xiddigiyayaasha, iyo kuwa reer Kaldayiin ah, iyo kuwa wax sheega;


在 你 國 中 有 一 人 , 他 裡 頭 有 聖 神 的 靈 , 你 父 在 世 的 日 子 , 這 人 心 中 光 明 , 又 有 聰 明 智 慧 , 好 像 神 的 智 慧 。 你 父 尼 布 甲 尼 撒 王 , 就 是 王 的 父 , 立 他 為 術 士 、 用 法 術 的 , 和 迦 勒 底 人 , 並 觀 兆 的 領 袖 。

Continue reading Report error