Daanyeel 5:10 ~ ﺩﺍﻧﻴﺎﻝ 5:10

picture

M arkaasaa boqorka iyo saraakiishiisii hadalkoodii aawadiis ayaa boqoraddii u soo gashay gurigii diyaafadda; kolkaasay boqoraddii hadashay oo tidhi, Boqorow, weligaaba noolow; fikirradaadu yay kaa argaggixin, wejigaaguna yuusan beddelmin.


وَإذْ سَمِعَتْ أُمُّ المَلِكِ بِما حَدَثَ، جاءَتْ إلَى الاحتِفالِ وَقالَت لِلمَلِكِ: «فَلتَعِشْ إلَى الأبَدِ، لا تَقلَقْ وَلا تَكتَئِبْ.

Continue reading Report error