Daanyeel 4:30 ~ Данаил 4:30

picture

M arkaasaa boqorkii hadlay oo yidhi, Sow tanu ma aha Baabuloontii weynayd, oo aan u dhisay meel boqornimadu rug u leedahay, oo aan ammaanta weynaantayda ugu dhisay xoogga itaalkayga?


царят проговори: Не е ли велик този Вавилон, който аз съградих с мощната си сила за царското жилище и за силата на величието си!

Continue reading Report error