Daanyeel 4:18 ~ Даниїл 4:18

picture

A nigoo ah Boqor Nebukadnesar ayaan riyadan arkay, adna Beelteshaasarow, fasirkeeda caddee, waayo, nimanka xigmadda leh ee boqortooyadayda joogay oo dhammu way kari waayeen inay fasirkii ii caddeeyaan; laakiinse adigu waad kartaa, waayo, ruuxii ilaahyada quduuska ah ayaa kugu jira. Daanyeel Oo Riyadii Fasiray


(4-15) Оцей сон бачив я, цар Навуходоносор, а ти, Валтасаре, скажи його розв'язку, бо всі мудреці мого царства не можуть сказати мені розв'язки, а ти можеш, бо в тобі дух Святого Бога.

Continue reading Report error