Daanyeel 4:15 ~ Данаил 4:15

picture

H abase yeeshee jiridda iyo xididdadiisa dhulka ku dhex daaya, iyagoo ku xidhan xadhig bir iyo naxaas ah, doogga jilicsan oo berrinka dhexdiisa, oo dharabka samadu ha qoyo, oo qaybtiisuna ha la jirto xayawaanka ku dhex jira doogga dhulka.


обаче оставете в земята пъна с корените му сред полската трева, и то с железен и меден обръч наоколо, и нека се мокри с небесната роса и участта му нека бъде с животните в тревата на земята;

Continue reading Report error