Daanyeel 4:12 ~ Daniel 4:12

picture

C aleemihiisuna way qurxoonaayeen, midhihiisuna way badnaayeen, waxaana ku tiil cunto ku wada filan wax walba. Xayawaankii duurkuna hoostiisay hadhsanayeen, haadka cirkuna waxay ku hoyan jireen laamihiisa, oo wax jidh leh oo dhammuna isagay wax ka cuni jireen.


Its leaves were fair and its fruit abundant, and in it was food for all. The living creatures of the field found shade under it, and the birds of the sky dwelt in its branches; and all flesh was fed from it.

Continue reading Report error