Daanyeel 3:7 ~ Данаил 3:7

picture

H addaba markii dadkii oo dhammu maqleen codkii buunka, iyo biibiilaha, iyo kataaradda, iyo shareeradda, iyo kiraarka, iyo cayn kasta oo muusiko ah ayaa dadyowgii, iyo quruumihii, iyo kuwii kala afka ahaa oo dhammu hoos u dhaceen oo u sujuudeen ekaantii dahabka ahayd oo Boqor Nebukadnesar qotomiyey.


Затова, когато всички племена чуха звука на тръбата, на свирката, на арфата, на китарата, на псалтира и на всякакъв вид музика, всички племена, народи и езици падаха и се кланяха на златния образ, който цар Навуходоносор беше поставил.

Continue reading Report error