M arkaasaa Nebukadnesar hadlay oo wuxuu yidhi, Mahad waxaa leh Ilaaha Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoo, oo u soo diray malaa'igtiisa, oo badbaadiyey addoommadiisa isaga isku halleeyey, oo beddelay hadalkii boqorka, oo jidhkooda bixiyey, inayan u adeegin, ama u sujuudin ilaah kale Ilaahooda mooyaane.
Навуходоносор продумайки рече: Благословен да бъде Бог Седрахов, Мисахов и Авденагов, който изпрати ангела Си и избави слугите си, които, като уповаха на Него, не послушаха думата на царя, но предадоха телата си за да не служат, нито да се поклонят на друг бог, освен на своя си Бог.
Continue reading Report error