M arkaasaa Boqor Nebukadnesar yaabay, oo haddiiba kacay; oo intuu hadlay ayuu ku yidhi waaniyayaashiisii, Miyaynan saddex nin oo xidhxidhan dabka ku dhex ridin? Markaasay u jawaabeen oo waxay boqorkii ku yidhaahdeen, Taasu waa run, Boqorow.
Then King Nebuchadnezzar was very surprised and stood up in a hurry. He said to his leaders, “Did we not throw three men who were tied up into the fire?” They answered, “That is true, O king.”
Continue reading Report error