B oqorkii waa u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi kuwii reer Kaldayiin ahaa, Wixii waa iga tegey, oo haddaydnan ii caddayn riyadii iyo fasirkeediiba, waa laydin googooyn doonaa, guryahiinnana waxaa laga dhigi doonaa meel digo lagu tuulo.
The king replied to the Chaldeans, “ The command from me is firm: if you do not make known to me the dream and its interpretation, you will be torn limb from limb and your houses will be made a rubbish heap.
Continue reading Report error