M arkaasaa boqorkii Daanyeel derejeeyey, oo wuxuu siiyey hadiyado badan oo waaweyn, wuuna u dhiibay taladii gobolkii Baabuloon oo dhan, oo wuxuu ka dhigay taliyaha madaxda u ah ragga xigmadda leh oo Baabuloon oo dhan.
Затем царь возвысил Даниила и дал ему множество ценных подарков. Он сделал его правителем всей провинции Вавилон и главой всех ее мудрецов.
Continue reading Report error