Daanyeel 2:45 ~ 但 以 理 書 2:45

picture

W aayo, waxaad aragtay dhagax buurta laga soo gooyay oo aan gacmo lagu gooyn, oo kala jejebiyey birtii, iyo naxaastii, iyo dhoobadii, iyo lacagtii, iyo dahabkii; Ilaaha weynu wuxuu, boqorow, ku ogeysiiyey waxa dhici doona hadda dabadeed, riyaduna waa dhab, fasirkeeduna waa wax la hubo.


你 既 看 見 非 人 手 鑿 出 來 的 一 塊 石 頭 從 山 而 出 , 打 碎 金 、 銀 、 銅 、 鐵 、 泥 , 那 就 是 至 大 的 神 把 後 來 必 有 的 事 給 王 指 明 。 這 夢 準 是 這 樣 , 這 講 解 也 是 確 實 的 。

Continue reading Report error