Daanyeel 2:41 ~ 但 以 理 書 2:41

picture

O o sidaad u aragtay cagaha iyo faraha lugeed oo qaar yahay dhoobadii dheryasameeyaha, qaarna yahay birta, ayay u noqon doontaa boqortooyo kala qaybsan, laakiinse waxaa ku jiri doona xooggii birta, sidaad u aragtay birta ku qasan dhoobada dheryaha laga sameeyo.


你 既 見 像 的 腳 和 腳 指 頭 , 一 半 是 窯 匠 的 泥 , 一 半 是 鐵 , 那 國 將 來 也 必 分 開 。 你 既 見 鐵 與 泥 攙 雜 , 那 國 也 必 有 鐵 的 力 量 。

Continue reading Report error