Daanyeel 2:40 ~ Daniel 2:40

picture

O o boqortooyada afraadna waxay u xoog badnaan doontaa sida birta; waayo, birtu way jejebisaa, wayna ka adkaataa wax walba; oo sida birtu u burburiso kuwan oo dhan ayay u jejebin oo ay u burburin doontaa.


And the fourth kingdom is strong as iron, because that iron is breaking small, and making feeble, all, even as iron that is breaking all these, it beateth small and breaketh.

Continue reading Report error