Daanyeel 2:10 ~ Данаил 2:10

picture

K uwii reer Kaldayiin ahaana boqorkii bay u jawaabeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Dhulka ma joogo nin caddayn karaa xaalkaaga, boqorow; waayo, lama arag boqor, ama sayid, ama taliye waxan oo kale weyddiiyey saaxir ama xiddigiye, ama mid ka mid ah reer Kaldayiin toona.


Халдейците отговаряйки пред царя, рекоха: Няма човек на света, който да може да яви тая царева работа; защото няма цар, господар или управител, който да е изискал такова нещо от врач или вражар, или халдеец.

Continue reading Report error