Daanyeel 12:10 ~ ﺩﺍﻧﻴﺎﻝ 12:10

picture

Q aar badan baa isdaahirin doona, oo iscaddayn doona, waana la tijaabin doonaa; laakiinse kuwa sharka ahu sharnimay samayn doonaan; oo inta sharka ah midkoodna wax ma garan doono, laakiinse kuwa xigmadda leh ayaa wax garan doona.


كَثِيرُونَ سَيَتِمُّ تَطهِيرُهُمْ وَتَبيِيضُهُمْ وَتَنقِيَتُهُمْ، أمّا الأشرارُ فَسَيُدانُونَ. لَنْ يَفهَمَ أحَدٌ مِنَ الأشرارِ هَذِهِ الأُمورَ، وَأمّا العُقَلاءُ فَسَيَفهَمُونَ.

Continue reading Report error