Daanyeel 11:41 ~ Даниил 11:41

picture

W uxuu kaloo dhex geli doonaa dhulka quruxda leh, oo waddammo badan oo kalena waa la afgembiyi doonaa, laakiin waxaa gacantiisa laga samatabbixin doonaa Edom, iyo Moo'aab, iyo kuwa waaweyn oo reer Cammoon.


Он вторгнется и в Прекрасную страну. Многие страны падут, но Эдом, Моав и вожди Аммона будут избавлены от его руки.

Continue reading Report error