Daanyeel 11:30 ~ Daniel 11:30

picture

w aayo, doonniyaha Kitiim ayaa soo weerari doona; oo sidaas daraaddeed ayuu u quusan doonaa, oo u noqon doonaa, oo wuxuu u cadhoon doonaa axdiga quduuska ah oo siduu doonayo ayuu yeeli doonaa, oo xataa wuu noqon doonaa, wuuna u fiirsan doonaa kuwa ka taga axdiga quduuska ah.


For ships of Kittim will come against him, and he will be afraid and turn back. He will return in anger and go against the holy agreement. He will come back and show favor to those who have turned away from the holy agreement.

Continue reading Report error