O o waxaa kici doona boqor xoog badan, oo talo weyn ku talin doona, hadba siduu doonayana yeeli doonaa.
And a mighty king hath stood, and he hath ruled a great dominion, and hath done according to his will;