W akhtiga nabadgelyada ayuu iman doonaa xataa meelaha gobolka ugu barwaaqo badan, markaasuu wuxuu samayn doonaa wax aan awowayaashiis iyo abkowyadiis midkoodna samayn; oo wuxuu ku dhex firdhin doonaa wax la boobay iyo dhac iyo maal: oo intii wakhti ayuu wax qalcadaha ka gees ah ku fikiri doonaa.
Він увійде непомітно в ситу округу, і зробить те, чого не робили батьки його та батьки його батьків. Він порозкидає їм награбоване, і здобич, і маєток, і на твердині буде замишляти свої задуми, але до часу.
Continue reading Report error