Daanyeel 10:19 ~ 但 以 理 書 10:19

picture

M arkaasuu igu yidhi, Ninkii aad loo jeclaayow, ha cabsan, nabadu ha kuu ahaato, xoog yeelo, oo xoog yeelo. Oo markuu ila hadlay ayaan xoogaystay, oo waxaan idhi, Sayidkaygiiyow, hadal, waayo, waad i xoogaysay.


他 說 : 大 蒙 眷 愛 的 人 哪 , 不 要 懼 怕 , 願 你 平 安 ! 你 總 要 堅 強 。 他 一 向 我 說 話 , 我 便 覺 得 有 力 量 , 說 : 我 主 請 說 , 因 你 使 我 有 力 量 。

Continue reading Report error