O o markuu igula hadlay erayada sidan ah ayaan xagga dhulka u jeestay, waanan hadli kari waayay.
And as he was speaking such words unto me, I looked toward the ground and became dumb.