Daanyeel 10:1 ~ 但 以 理 書 10:1

picture

S annaddii saddexaad oo boqorkii Faaris oo Kuuros ahaa ayaa wax loo muujiyey Daanyeel, oo magiciisa la odhan jiray Beelteshaasar; waxaasuna run buu ahaa, oo weliba dagaal weyn buu ahaa xaalkii wuu gartay, garashuuna u lahaa wixii la tusay.


波 斯 王 古 列 第 三 年 , 有 事 显 给 称 为 伯 提 沙 撒 的 但 以 理 。 这 事 是 真 的 , 是 指 着 大 争 战 ; 但 以 理 通 达 这 事 , 明 白 这 异 象 。

Continue reading Report error