M arkaasaa boqorkii la hadlay Ashfenas oo madax u ahaa raggiisii bohommada ahaa, oo wuxuu u sheegay inuu keeno reer binu Israa'iil qaar ka mid ah, oo weliba ah kuwo ka soo farcamay reer boqor, iyo kuwa gobta ah;
Then the king instructed Ashpenaz, the master of his eunuchs, to bring some of the children of Israel and some of the king’s descendants and some of the nobles,
Continue reading Report error