Daanyeel 1:19 ~ Daniel 1:19

picture

B oqorkiina markaasuu la hadlay iyagii, oo kulligoodna lagama helin mid la mid ah Daanyeel, iyo Xananyaah, iyo Miishaa'eel, iyo Casaryaah; sidaas daraaddeed boqorkii bay is-hor taageen.


The king talked with them, and found no one like Daniel, Hananiah, Mishael, and Azariah. So they became the king’s own helpers.

Continue reading Report error