Yexesqeel 9:8 ~ Иезекииль 9:8

picture

O o intay dadka laynayeen oo aan anigu hadhay ayaan wejiga u dhacay, oo intaan qayliyey ayaan idhi, Sayidow, Rabbiyow, ma waxaad doonaysaa inaad kuwa reer binu Israa'iil ku hadha oo dhan ku wada baabbi'isid cadhadaada aad Yeruusaalem ku dul shubayso?


Когда они их убивали, я, оставшись один, пал ниц, закричал: – О Владыка Господь! Неужели Ты погубишь всех, кто остался от Израиля, изливая ярость на Иерусалим?

Continue reading Report error