Yexesqeel 9:6 ~ 以 西 結 書 9:6

picture

O o waxaad wada laysaan odayaasha, iyo barbaarrada, iyo gabdhaha, iyo carruurta yaryar, iyo naagahaba, laakiinse innaba ha u dhowaanina nin alla ninkii ay calaamaddu ku taal, oo waxaad ka bilowdaan meeshayda allabariga. Markaasay waxay ka bilaabeen raggii odayaasha ahaa oo guriga hortiisa joogay.


要 將 年 老 的 、 年 少 的 , 並 處 女 、 嬰 孩 , 和 婦 女 , 從 聖 所 起 全 都 殺 盡 , 只 是 凡 有 記 號 的 人 不 要 挨 近 他 。 於 是 他 們 從 殿 前 的 長 老 殺 起 。

Continue reading Report error