Yexesqeel 9:4 ~ Езекил 9:4

picture

M arkaasaa Rabbigu isagii ku yidhi, Magaalada Yeruusaalem dhexdeeda mar, oo waxaad calaamad ku dhigtaa jaaha dadka u taahaya oo u qaylinaya waxyaalaha karaahiyada ah oo dhexdeeda lagu sameeyo oo dhan.


И Господ му рече: Мини през града, през Ерусалим, и тури белег върху челата на мъжете, които въздишат и плачат поради всичките мерзости, които стават всред него.

Continue reading Report error