O o bal eeg, lix nin baa waxay ka yimaadeen iriddii sare xaggeeda taasoo xagga woqooyi u sii jeedda, oo midkood kastaaba wuxuu gacanta ku haystay hubka uu wax ku laayo, oo waxaa dhexdooda joogay mid dhar wanaagsan qaba, oo dhinacana waxaa ugu xidhnaa geeskii khadka kan wax qora. Markaasay galeen oo waxay ag istaageen meeshii allabariga ee naxaasta ahayd.
Behold, six men came from the direction of the upper gate which faces north, each with his shattering weapon in his hand; and among them was a certain man clothed in linen with a writing case at his loins. And they went in and stood beside the bronze altar.
Continue reading Report error