O o wuxuu kaloo igu sii yidhi, Wiilka Aadamow, ma u jeedda waxa ay samaynayaan, xataa waxyaalaha waaweyn oo karaahiyada ah ee ay reer binu Israa'iil halkan ku sameeyaan si aan meeshayda quduuska ah uga sii fogaado? Laakiinse bal haddana waxaad arki doontaa waxyaalo karaahiyo ah oo tan ka sii weyn.
И рече ми: Сине човешки, видиш ли що правят тия? - големите мерзости, които Израилевият дом върши тук, та да се отдалеча от светилището Си? Но ще видиш още пак големи мерзости.
Continue reading Report error