M arkaasaa intaan wax fiirinayay waxaa ii muuqday wax muuqashadiisu u ekayd dab oo kale, oo qaarkiisa dambe wuxuu u ekaa dab, oo qaarkiisa horena wuxuu u ekaa dhuxul cadaatay oo dhalaalaysa.
Then I beheld, and lo, a likeness of a Man with the appearance of fire; from His waist downward He was like fire, and from His waist upward He had the appearance of brightness like gleaming bronze.
Continue reading Report error