M arkaasuu igu yidhi, Waxan ma aragtay, Wiilka Aadamow? Tanu ma wax dadka Yahuudah u fudud baa inay sameeyaan waxyaalaha karaahiyada ah ee ay halkan ku samaynayaan? Waayo, dalkii dulmi bay ka buuxiyeen oo mar kalay u noqdeen inay iga cadhaysiiyaan, oo bal eeg, laantii ayay sanka u dhoweeyeen.
And He said to me, “Do you see this, son of man? Is it a little thing for the people of Judah to do the hated sins which they have done here? They have filled the land with sinful actions and have made Me angry again and again. See, they are doing what I hate.
Continue reading Report error