Yexesqeel 8:10 ~ Езекил 8:10

picture

S idaas daraaddeed waan galay oo waxaan arkay cayn kasta oo wax gurguurta ah, iyo xayawaan karaahiyo ah, iyo sanamyadii reer binu Israa'iil oo dhan oo lagu taswiiray derbiga hareerihiisa oo dhan.


Влязох прочее и погледнах; и ето всякакви подобия на гадове и гнусни животни, и всичките идоли на Израилевия дом, изобразени на стената от край до край.

Continue reading Report error