Yexesqeel 7:9 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 7:9

picture

O o indhahaygu kuuma tudhi doonaan, oo innaba kuuma aan nixi doono, oo waxaan kaa abaalmarin doonaa siday jidadkaagu ahaayeen, oo waxyaalahaaga karaahiyada ahuna way ku dhex oolli doonaan, oo idinkuna waad ogaan doontaan inaan anigoo Rabbiga ahu wax idinku dhufto.


وَلَنْ أرحَمَكِ، وَلَنْ أُشفِقَ عَلَيكِ. سَأُعاقِبُكِ عَلَى ما فَعَلْتِ، بَينَما ما تَزالُ خَطاياكِ فِيكِ. حِينَئِذٍ، تَعلَمُونَ أنِّي أنا هُوَ اللهَ الَّذِي يَضرِبُكُمْ.

Continue reading Report error