Yexesqeel 7:22 ~ Ezekiel 7:22

picture

O o weliba wejigaygana iyagaan ka sii jeedin doonaa, oo iyana meeshayda qarsoon bay nijaasayn doonaan, oo kuwa wax dhaca ayaa gudaheeda geli doona oo nijaasayn doona.


I will turn My face from them, and they will make My secret place sinful. Robbers will go into it and make it sinful.

Continue reading Report error