Yexesqeel 6:9 ~ Иезекииль 6:9

picture

O o kuwii idinka baxsadaa waxay igu xusuusan doonaan quruumaha dhexdooda halkaasoo loo kaxaysan doono iyagoo maxaabiis ah, waayo, anigu waxaan ku calool xumaaday qalbigoodii dhilloobay oo iga tegey, iyo indhahoodii sanamyadooda dhillanimada la daba galay, oo iyaga qudhoodu waxay isku nici doonaan xumaatooyinkii ay ku dhex sameeyeen waxyaalahoodii karaahiyada ahaa oo dhan.


И уцелевшие вспомнят Меня среди народов, к которым их отведут в плен, вспомнят, как удручали Меня их распутные сердца, отвернувшиеся от Меня, и их глаза, которые распутно стремились во след идолам. Они станут противны сами себе из-за злодеяний, которые они совершили, и своих омерзительных обычаев.

Continue reading Report error