Yexesqeel 6:14 ~ Иезекииль 6:14

picture

A nigu gacantayda ayaan iyaga ku fidin doonaa, oo dalkana meel cidla ah ayaan ka dhigi doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa meel ka sii daran cidlada ku taal xagga Dibla meelaha ay deggan yihiin oo dhan, oo markaasay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.


А Я воздену над ними руку и сделаю страну разоренной пустошью от пустыни до Дивлы – везде, где они живут. Тогда они узнают, что Я – Господь».

Continue reading Report error