Yexesqeel 5:8 ~ 以 西 結 書 5:8

picture

h addaba sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eeg, aniga qudhaydu col baan kugu ahay, oo iyadoo quruumuhu ay indhaha ku hayaan ayaan xukummo dhexdaada ku samayn doonaa.


所 以 主 耶 和 華 如 此 說 : 看 哪 , 我 與 你 反 對 , 必 在 列 國 的 眼 前 , 在 你 中 間 , 施 行 審 判 ;

Continue reading Report error