Yexesqeel 5:15 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 5:15

picture

S idaasay quruumaha hareerahaaga ku wareegsan ugu noqon doontaa cay, iyo ceeb, iyo wax lagu waana qaato, iyo wax lagu yaabo, markaan dhexdaada xukummo ugu sameeyo xanaaq iyo cadho iyo canaan kulul. Aniga Rabbiga ah ayaa sidaas ku hadlay.


سَتُصبِحُ القُدْسُ عاراً وَمَثارَ سُخْرِيَةٍ وَدَهشْةً وَعِبرَةً لِلأُمَمِ المُحِيطَةِ بِكِ حِينَ أُوَبِّخُكِ بِشِدَّةٍ وَأُعاقِبَكِ. أنا اللهَ تَكَلَّمْتُ.

Continue reading Report error