Yexesqeel 5:13 ~ Ezekiel 5:13

picture

O o sidaasaa xanaaqaygu ku dhammaystirmi doonaa, cadhadaydana iyagaan ku dejin doonaa, markaasaan qaboobi doonaa, oo waxay ogaan doonaan inaan aniga Rabbiga ahu qiiradayda kula hadlay markaan cadhadaydii korkooda ku dhammaystiray.


Thus shall mine anger be accomplished, and I will cause my wrath toward them to rest, and I shall be comforted; and they shall know that I, Jehovah, have spoken in my zeal, when I have accomplished my wrath upon them.

Continue reading Report error